(Akhriso) DF oo ku guuleysatay arrin ay ku fashilmeen dowladihii ka horeeyey

Wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney ku guuleysatay joojinta Jarida iyo dhoofinta dhuxusha. Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in laga soo bilaabo bishii Agoosto sanadkii 2018 illaa xiligan aysan jirin wax dhuxul ah oo laga dhoofiyey dalka. Hoos ka akhriso qoraalka:- War – saxaafadeed War saxaafadeedkan … Continue reading (Akhriso) DF oo ku guuleysatay arrin ay ku fashilmeen dowladihii ka horeeyey